2024 hada daawanyso love saar😂❤
Fanaan cod macaan boqorka codka nimcaan hilaac aad ayaa kuu taageer sanahay runtii fadlan messangarka iigu cazuum waa codsi muxudiin karaama
Inta jacel hayo isoracaaa ❤❤
Ish calaa hees heestan hees wey dhaafty codki mcna ee hilac 💜🤍🥰✌💚🙈
The most intelligent musician 💖 hilac mathaxa isarante
Ma aqaan waxn ku qiyaso hestan hda maqlo sidan nqdo 😭😭😭💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭
Haduu ii ogan laha tagerahan uhayo nimcan wan farxilahaa 🤝🇸🇴💕💕💕💕
fanaaan weyn nimcaan hillac oo ciyaarihiisi so celiyay dad badan shaashaday ka bixi doonan
Boqorkii Fankoow shoodhahaygii Hilaacii Hirgalay guuleyso huuno
Emotional song🥹hees xasuuz wayn iguleh😢
Heestan waxey so baxdey anigoo xalda ay ka hadleyso ku sugan Runtii waxan moodey inuu aniga isoo qaadey😢
Mar un waydin kala go,I dharaar qura ismaan oran
waw ishcalaa hees nimcaan 🥰🥰🥰💫🦋hilaacii hir galay🥰💖🥀🖤
Dhabtii waydin kala tagi dharaar qura ismaan oran waxa dhaci is fahan waa waydin kala dhaqajin qalpigayga kumaba so dhalan🥺💔
Horey u soco fanaan Nus Qarniga Aad bn ku salaami zxp☝️
" Waxa dhici isfahan waaa Waydin kala dhaqaajini Qalbigayga kumaba dhalan.!!"
Nimcaan cod ku dhan broh Allh haku sharfoh fanka adaa kaa wataa boqorkii fankii dambe wax ku gaari ma heeso
Mel kasomaqli runti darenkayga qaadhi 😔😔wanradhiyee ila kasoheli 😌😌inaba cadhi mhn waanfahmi waaa 🥰❤❤❤nimcan
Mar Way idin kala gudi Dharar qura isman odhaan😰😰😰😰😰😰 Markii Aad Qof Jecleyd aay Weydo Hadna Awood Aad Kuso Ceshaato Aadan haysan Wa dhibaato
@Daaven876