Somalia 🇸🇴 Hanolato fanan qaran 🙌🇸🇴🤴
Dhanka fanka wadaniyada adaa kaga wayn kuwa kale ee malinbo gobol u tumayo nolow qaranka fanan aad adika aheen ma heesto wlhi🇸🇴❤❤❤❤❤
Inkastoon tasooboo Dadkeygii tagoogtiyo Turuqyada is gooyeen Wali waan talaabaa Great song HILAAC hirgalay✌
Masha allah wadaniga dhabta ah ee jecel Qaranimada waddankiisa insha allah Somalia dhibta weey ka bexeysaa cadawgeen ha jabo aaaamiiin yaa rabbi
The only artist I see ever
Xidiga fanka nimcaan hilaac hore usoco Pro uztaad waxankaso salamayaa Boorama gaar ahaan xasleyda iyo axmed gurey hambaylyo Hambaylyo wllkey 🥰💙🫂
Hesta waa hes Darren leh horay uma dhageysan way igu cusubtahay waana ka helay..legend ba thy, your the only artist with golden voice and sing a meaningful songs
Welcome back legend hilaac Fananka kliye qaranku haysto wadani 🇸🇴 ❤
Weli waa Tartamayaa Cajiib 👏👏👏👏
Masha Allah Wadani la hubo adaa la hayaa Nimcaan bahda Fanka The one Only arts of Somali People🇸🇴
Legend Nimcaan Hilaac hees qiimo badan ayaad Somali u qaday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️erayada iyo laxanku way isku qalman iyo codkaga macaan
I could not control my emotions while listening to this song for the second time lightning live artist nimcaan hilaac a patriotic artist🧑🎨🎤🇸🇴🔥
Qaranka adi ookale moye madonayo fanankale wadani dhaba😓🇸🇴heesihisa si gar ban uxiseya😓🥲
Hees Iyo Badh 💯👏😍Boqorka Codka Wali wan Tartamayaa
Legend hilac hirgeley👋✌️the song is full of meaning full , Somali is among last ten poor countries in Africa in terms of economic due to civilian war and cool war against western countries but still competing with other countries its shows somali people are smart enough and ready not to give up💪Somali guul❤️
Heestaan horay aan udhegaystay waan jeclaay inaad music usoo tunto dibna aad usooqaado waa hees Eraya waaween kujiraan Mahassnid legend waxaan jaclaay inaad dharka Calanka xidhato 🇸🇴 Anway Keep going
NimCaaaaN WiiiiL HooooooG🔥🔥🔥
Hilaacii hirgaley⚡⚡🌟⚡⚡❤❤❤🌹 💯👍👍 Insha Allah waa laga bixi tafaraaruqa Somalia ha noolaato!💪💪💪💪
WA Halki Fanan Oooo Hesihisaa Dambi Lagu gali karoo Dageysogodhaa .... COD,LAXAAN IYO music Macanaa .. Ninkii..... 💜💜💟💟💟💖MY only FaNan
@Hillaacmusic