Waxaan haystaa inka badan 15 milyan soomaali walalahay ah immisa like ❤❤
Ala somalinimada iyo walaalnimada iyo wadajirku wacanaa oo wanaagsanaa. Nimcaan 🎉🎉🎉🎉 the King 🤴 of 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤
Fanaanka kaliya aan ku Faano hilaac hiil Qaran ❤
Goatka fanka 🐐🎧
Guul wacan🎉
Nimacan nin ay Somalinimada ku weynthy madaxa no saranthy ❤❤❤
Wixi dhacay way dhacenee. Hayeshe dhugo wanadaadi wano intaan ayaa ku filan❤🎉😮
Qof kii ugu horeeyaya ee daawada waa anniga lafa-ciise kaasoo sallamayaa ustaaad
Inta nabigena jecel kusaliya scw 🎉
Wadani dhab ah🇸🇴
Mashallha illhey ha ku nabd yeelo melkasta od joogto bananka an jeclhy ❤inshallha xamar adaa iska leh uwelcome cidadad hoyo
Keep going singer nimcaan hillac❤
❤ nice song bro viva Somalia 🇸🇴 you are 🌟
Nimacan inta ila tagerta one like 😢❤🎉
Dal iyo dibadba dadka wehel allha kaga dhigo huno wacanow❤
Come on nimcaan hilac
Welcome back ciyaal xamar❤
Salaaman inader from Boorama 🇬🇹🇸🇴🇬🇹🇸🇴🇬🇹🇸🇴❤
😢😢❤❤❤
@husseinaden4203