@Hillaacmusic

Waxaan idinku Hanbalyo maalinta qaranimada soomaaliyeed sidoo kale waxan Hanbalyo u diraya WALAAALAHEN #Djibouti๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ. Jir oo jooga #Hiil_Walaal๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@issirassalisman5673

Djibouti๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ ayan idinka soo taageerayaa. Alxamdulilaah Somalinimadeyda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด wanku faraxsanahay โœŒ๐Ÿ’ช

@asiamohamoud6368

Somali wxn ku jclhy wlhi marka cadow so dhex galo 5somali gacantay is qabsata mashallah long life dadkaygii from hargeisa ๐Ÿ˜ญโค

@abdifatahsalan

Sariir lagu wada gamaay
Banaadir sal noo ahow,
Hargeysaay sabawanaag
Siraad baxa noo ahow,
Salaantii wadajirkaay
Jigjiga samaddoon ahow,
Tilmaantii sawracaay
Cartaay xeer ii samee,
Sarree waad mudan tahoo
Sedkaaga hel Gaarisaay.

Maansadu markay dhamaystiran tahayโค๏ธ

@alibulle7612

Soomaalinimo ayaan ku faanaa waxaan idinka soo salaamayaa Ottawa guuleysta dadkeygow ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@sharmahussein2194

Sxb nimacan horay u soco waa askari somaliyed oo kaga soo hanbalyenaya buuraha GALGALA runtii labadiina fananiin wad dhaften waxa tihiin hanti qaran

@ozzy393

From Hargeisa Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค gacmo wada jir baa wax lagu gooyaa๐Ÿ™Œ

@faizam523

Labadaa wiil ee SOOMAALIYEED  walee hees dhiiga dhaqaajineysa ayey qaadeen.๐Ÿ‘๐Ÿ‘โค๐ŸŒน

@asmaryare7497

Nimcan  hilaac Ma Fanan an la Simo ayaba Jira Somalinimoda ayan ku Jeclahay Fanan Qaran 
Nolow Wllkey ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

@abdifatah6686

Abahee waxuu udhintay Somalia aniga waxan udhimanay ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅโคโคโค plz Somalia hada mel ku jirta ee uso duceye

@bushraqaali4493

Axmed rasta iyo nimcaan hilaac labada fanaan aan adka u tageero โค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด jir oo jooga ๐Ÿ˜โค๏ธ

@AbdullahiAmaan

Kaliya soomaalinimo ayaa ina deeqda allaha waxaan ka baryayaa dadkeena in qalbiyadoodu isu- furmaan nimcada dalkeenu leeyahayna aan ka faa'iidaysano wadankuna isku furmo dadkuna gamaha is qabsadaan โคโคโค Soomaaliya Hanoolaato cadawgeenuna Ha Jabo ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰โคโค

@hassanabdullahi2650

Sanad guura wacan dhamaan soomaaliweyn. Waxaan mahadnaq u dirayaa. Abwaan Cali, Khalid, axmed, iyo nimcaan. Thank you for putting this heart touching song together. Thank you more than million times.

@siman8001

Heestan darteed qabiilkeyga wanka baxay waxaan ahay somali waligey dambe na leygama maqlayo qaraankooda xitaa kuma jiro somaliyeey somalinimo wax wan kudhiibi karaa..โค๏ธ

@amiirfuaadofficial5866

Heestan 1 million  Kadib Hadaa Dawanayso Like Isaar
๐Ÿ‘‡

@axmediimaan9722

Hargiesa ayaan idinka soo salaamayaa, soamaali alle ha xafido meel kasta oo ay dunida kaga nool yihiin

@hamdaali7190

From Hargeisa ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ U malayn maayo inuu jiro qof iga jecel Somali weyn inay midowdoโค๏ธ Ilaahay dhamaaanteen maalinka hayna wada gaadhsiiyoโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@abdikariin_ak

Wax walbo oo macaan waxaa kasii macan hadalka ALLE ma igu raacday โคโค๐Ÿ™๐Ÿ‘

@abdifatahsalan

Heeso tan ka qaado ama danbigooda iska dhaaf,  ustaad cali ileeye aad baan u salaamayaa,  from axmed dhagax,  hargeisa

@najmacadeey3930

Qabiilkeeyga calankaan ka jeclhy soomaali ilaahoow midee๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ